lufan
(m.l) (-nno, m.dh)

Xarig iwm oo duugnimo awgeed la dhammaaday oo googo'ay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lufan

luf [m.l] (-faf, m.l)
Cad yar oo wax dhammaaday ka soo haray.

luf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Wax yar uruurin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg