lufid
(m.f.dh)

eeg luf².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lufid

xaalufid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaaluf².

luflufid [m.f.dh]
eeg lufluf².

luf [m.l] (-faf, m.l)
Cad yar oo wax dhammaaday ka soo haray.

luf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Wax yar uruurin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg