lufluf
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Cunto hambo ah oo laysu soo uruuriyey.

lufluf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)

Cunto yar oo hambo ah uruurin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lufluf

luflufid [m.f.dh]
eeg lufluf².

luflufo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ftay, -fatay)
Hambo uruursasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg