luflufid
(m.f.dh)

eeg lufluf².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luflufid

lufluf [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Cunto hambo ah oo laysu soo uruuriyey.

lufluf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Cunto yar oo hambo ah uruurin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg