lugabaxso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Socod curuqtirasho ah meel dhow ku tegid. ld majabaxso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lugabaxso

lugabaxsasho [m.f.dh]
eeg lugabaxso. ld lugabaxsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg