lugadduw
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-way, -wday)

Isku l.: wax kala daadsan isu uruurin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lugadduw

lugadduwid [m.f.dh]
eeg lugadduw.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg