lugayn
(m.f.dh)

eeg lugee. ld lugays.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lugayn

lugays [m.l]
ld lugayn.

taxow [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xaabay, -xaabtay; xaabi)
1. Fardaha jare ku wadid ama ku garqaadid, iyadoo la soconayo, la lugaynayo. 2. Qof xoog ku wadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg