lugduub
(m.l)

1. Fuulidda faras si deg deg ah loo fuulo. 2. Si habaysan oo lugaha loo rogrogo marka ciyaar la tumayo. ld lugduubid.

lugduub
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

1. Faras si degdeg ah u fuulid. 2. Ciyaar si habaysan lugaha u rogrogid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lugduub

lugduubid [m.f.dh]
eeg lugduub². ld lugduub¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg