luggo'
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-'ay, -'day)

Meel wax laga doonay ka waayid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luggo'

luggo' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-'ay, -'day)
Meel wax laga doonay ka waayid.

luggo'id [m.f.dh]
eeg luggo'.

warra' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rra'ay, -rra'day)
1. Sharaf dhac la kulmid. 2. Ku w.: ku hungoobid; ku luggo'id. 3. Garabmarid; dhinac ka dhaafid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg