lunso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Ammaano ama baadi cid haysay ku tagri falasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lunso

lunsasho [m.f.dh]
eeg lunso. ld lunsad.

lun [m.l]
1. Meel dhoobo qoyan oo jilicsan leh oo marka cagta la saaro hoos ula degta. 2. (-uman, m.l) God marka beeraha la abuurayo miraha lagu duugo.3. God hoos u dheer. 4. L. ah: dhar duug ahoo diindiimaya.

lun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-umay, -untay; -umi)
Wax dhumay noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg