luqluq
(m.l)

Biyo yar oo afka gudahiisa lagu dhaqdo.

luqluq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)

U l.: cid afka u dhaqid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luqluq

luqluqad [m.l]
ld luqluqasho.

luqluqasho [m.f.dh]
eeg luqluqo. ld luqluqad.

luqluqid [m.f.dh]
eeg luqluq².

luqluqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qday, -qatay)
Afka gudihiisa biyo yar ku dhaqasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg