luqluqo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-qday, -qatay)

Afka gudihiisa biyo yar ku dhaqasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luqluqo

luqluqasho [m.f.dh]
eeg luqluqo. ld luqluqad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg