luqo
(m.dh)

ld luuqad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luqo

baaluqo [m.dh]
Qof da'dii baaluqnimada gaarey.

luqluqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qday, -qatay)
Afka gudihiisa biyo yar ku dhaqasho.

luuqad [m.dh] (-do, m.l)
Af ay ummadi leedahay oo ay isku fahmaan. ld luqad, luqo, luuqo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg