luqunjebi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld luqunjibbaar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luqunjebi

luqunjebin [m.dh]
ld luqunjibbaarid.

luqunjebis [m.l]
ld luqunjibbaarid.

luqunjibbaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Nafley iyadoo luqunteeda la wareejinaayo legdid. ld luqunjebi.

luqunjibbaarid [m.f.dh]
eeg luqunjibbaar². ld luqunjebin, luqunjebis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg