luufluufis
(m.l)

ld luufluufin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luufluufis

luufluufin [m.f.dh]
eeg luufluufi. ld luufluufis.

luufluuf [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Wax ka soo hara wax dhammaaday ama kala jajabay.

luufluuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Weel iwm dildillaacid. 2. Wax baabi'id.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg