luul
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-uulay, -uushay)

Carrab calalinta ay carruurtu carrabka calaliso.

luul
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Iniino kulkulucsan, sida dhagaxa u adag oo cad ama midab kale leh aadna qaali u ah, kuna dhex jira laba qalbac oo dhulman ah oo laga helo badda gudaheeda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luul

xaluul [m.dh]
ld xuluul.

xaluulad [m.l]
ld xuluulasho.

xaluulasho [m.dh]
ld xuluulasho.

xaluulo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-uushay, -uulatay)
ld xuluu-lo.

dabshid [m.l]
Dabbaaldeg lagu maamuuso dhammaadka sanad qorraxeedka soomaaliyeed oo ku aaddan toddobaadka u dambeeya bisha Luulyo, laguna xuso ciyaaro kala duwan iyo dab la shido.

dhuluuluc [m.l]
Finan yaryar, aan xanuun lahayn oo riyaha dushooda ka soo baxa marka roob badani ku da'o. ld dhuluulux¹.

dhuluuluc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Dhuluuluc yeelasho (riyo). ld dhuluulux².

dhuluulucid [m.f.dh]
eeg dhuluuluc². ld dhuluuluxid.

dhuluulux [m.l]
ld dhuluuluc¹.

dhuluulux [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
ld dhuluuluc².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg