maalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Wax la lisay ahaansho (neef irmaan).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maalan

maalnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maalan. ld maalni.

maal [m.l]
1. Hanti. 2. ld maashi. (-lal, m.l) Neef irmaan oo cid la ammaanaysiiyo si uu u intifaacsado. 3. ld maalid.

maal [m.dh]
Malax.

maal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Neef irmaan caano ka lisid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg