maaliki
(m.l)

(dii.) Qofka mad'habta maalikiyada haysta; maalikiyadu waxay ka midtahay afarta mad'habood oo waa weyn oo Islaamka, waxaana asaasay Imaam Maalik (715-795 M.).

maaliki
(m.dh)

(dii.) Afarta mad-habood oo waaweyn ee diinta Islaanka mid ka mid ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maaliki

mad-hab [m.dh] (-bo, m.l)
(dii.) Afarta dugsi oo waaweyn ee fiqiga Islaamka middood (Xanafi, Shaafici, Xanbali iyo Maaliki). ld madhab.

maali [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
Cid neef irmaan ammaanaysiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg