maalinjoog
(m.l)

1. Xoolo maalin dhan ceel jooga. 2. ld maalinjoogid. Booqasho hal maalin ah.

maalinjoog
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

Booqashada hal maalin ah cid ugu tegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maalinjoog

maalinjoogid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maalinjoog². ld maalinjoog¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg