maalsii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)

Cid neef irmmaan ku taakulayn in muddo ah si uu u maalo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maalsii

maalsiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maalsii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg