maamulasho
(m.dh)

ld maammulasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maamulasho

maammulasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maammulo. ld maamulasho.

dhaqaalayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Si dhaqaale ah u maamulasho. 2. Wax tashiilid.

dhaqo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-qday, -qatay)
1. Wax si fiican u maamulasho. 2. Wax mayrasho.

maqoorad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Wax maamulasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg