maandha
(u.j)

ld maandhay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maandha

maandhaaf [m.l]
ld maandhaafid.

maandhaaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Is m.: is-afgaranwaayid, isku khilaafid.

maandhaafid [m.dh]
eeg maandhaaf². ld maandhaaf¹.

maandhay [u.j]
Erey qof dheddig ah oo lala hadlayo, waalidna loo yahay, dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld maandha.

ismaandhaaf [m.l]
Isfahmiwaayid laba qof ama ka badan ka dhex dhacda.

ismaandhaaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Laba qof ama ka badan isfahmiwaayid.

ismaandhaafid [m.f.dh]
eeg ismaandhaaf².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg