maangaab
(m.l)

Qof caqli iyo garaad yar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maangaab

maangaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Qof wax caqli yar ahaansho.

maangaabi [m.dh]
Caqli iyo garaad yaraan; maangaab ahaansho. ld maangaabnimo.

maangaabnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maangaaban. ld maangaabnaansho.

maangaabnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maangaabnaan.

maangaabnimo [m.dh]
ld maangaabi.

dhaqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Si kibir iyo maangaabnimo ku jirto u dhaqmid.

makas [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. Dadka inta garashadoodu gaabantahay; maangaab; caamo. 2. Ilmo aan weli caqli fiican yeelan. ld makasto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg