maangaaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

Qof wax caqli yar ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maangaaban

maangaabnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maangaaban. ld maangaabnaansho.

maangaab [m.l]
Qof caqli iyo garaad yar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg