maangaabi
(m.dh)

Caqli iyo garaad yaraan; maangaab ahaansho. ld maangaabnimo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maangaabi

maangaabnimo [m.dh]
ld maangaabi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg