maangaabnimo
(m.dh)

ld maangaabi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maangaabnimo

maangaabi [m.dh]
Caqli iyo garaad yaraan; maangaab ahaansho. ld maangaabnimo.

dhaqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Si kibir iyo maangaabnimo ku jirto u dhaqmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg