maangad
(m.l)

Arrin adag oo caqliga ka weyn.

maangad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Arrin adag oo caqliga ka weyn la kulmid.

maangad
(m.dh)

Kulayl daran oo nafleydu u adkeysan karin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maangad ↴

maangadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maangad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg