maangadid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg maangad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maangadid ↴

maangad [m.l]
Arrin adag oo caqliga ka weyn.

maangad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Arrin adag oo caqliga ka weyn la kulmid.

maangad [m.dh]
Kulayl daran oo nafleydu u adkeysan karin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg