maangaro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)

1. Qof wax uu rabo isaga oo aan sheegin fahmid. 2. Arrin laga hadlay dulucdeeda fahmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maangaro

maangarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maangaro. ld maangarad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg