maansabooli
(m.l)

1. Qof sheegta maanso uusan curinin. 2. ld maansabooliyid.

maansabooli
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-iyay, -iday)

Qof maanso aanu curin sheegasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maansabooli

maansabooliyid [m.f.dh]
eeg maansabooli². ld maansabooli¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg