maansayahan
(m.l)

Qof maanso curinta yaqaan; gabyaa; heesaa; laashin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maansayahan

afmaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. A. ah: maansayahan. 2. A. ah: qof codkar ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg