maansee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-seeyay, -saysay)

Maanso tirin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maansee

maansayn [m.f.dh]
eeg maansee.

maansoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Maanso tirin; gabyid. ld maansee.

wiglo [m.dh]
Cod maanseed lagu ciyaaro ciyaarta dhaantada; hirwo. ld wilgo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg