maansoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Maanso tirin; gabyid. ld maansee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maansoo

maansood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg maansoo.

shaacir [m.l] (-rro, m.dh)
Qof maansoole ah; laashin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg