maansood
(Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine)

eeg maansoo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maansood

maanso [m.dh] (-ooyin, m.l)
Suugaanta qayb ka mid ah oo ka kooban waxyaabo badan oo la tirsho sida, gabayga, masafada, heesta iwm.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg