maantoole
(m.l)

Sheekooyin (hore) aan dhicin oo carruurta lagu maaweeliyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maantoole

maantoolayn [m.f.dh]
eeg maantoolee.

maantoolee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Maantoole sheegid.

sheekaxariiro [m.dh] (-ooyin, m.l)
Sheeko murti leh, la mala-awaalo oo soo gudbisa dhaqanka dadka; maantooley. ld sheeka-xariir.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg