maanyar
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-raa, -rayd)

Qof caqliyar ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maanyar

maanyaraan [m.dh]
eeg maanyar. ld maanyaraansho, maanyari, maanyaro.

maanyaraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maanyaraan.

maanyari [m.dh]
ld maanyaraan.

maanyaro [m.dh]
ld maanyaraan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg