maanyee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-yeeyay, -yeysay)

Hees ugareed tirin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maanyee

maanayeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maanyee.

maanyeyn [m.f.dh]
eeg maanyee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg