maaqal
(m.l) (-llo, m.dh)

1. ld maqal 1 (2). Khaanad ku samaysan armaajo, miis iwm oo wax lagu rito. 2. Findoob.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maaqal

maqal [m.l]
1. Awood dheguhu wax ku dareemaan. 2. ld maaqal (1) Khaanad ku samaysan armaajo, miis iwm oo wax lagu rito. 3. Dixiri yaryar oo digada xoolaha ka dhasha; maqli.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg