maaquurre
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)

Ubad geel oo dhashay isagoon bila dhammeysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maaquurre

maaquurree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -reysay)
Hal iyadoon bila dhammeysan ilma nool dhalid.

maaquurreyn [m.f.dh]
eeg maaquurree. ld maaquurreys.

maaquurreys [m.l]
ld maaquurreyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg