maaran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)

Ka m.: wax ka kaaftoomid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maaran

gammaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax aan geeso lahayn ahaansho (sac.

maarmid [m.f.dh]
eeg maaran.

musmaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax musmaar lagu dhuftey ahaansho. ld musbaaran.

maar [m.l] (-rar, m.l)
1. Lakaybo isdul saar-saaran. 2. Afarta meesi ee xoolaha midkood. 3. Degaan geedo iyo ciid isku mid ah leh. 4. Dhawr warqadood oo turub ah oo hal mar la isku qaato ama la wada bixiyo. 5. Maal.

maar [m.dh]
1. Macdan cawlan, jilicsan, oo lacagta iyo alaabooyin kale laga sameeyo. 2. Daxalka biraha dushooda ku samaysan. 3. Biyo muddo fadhiyey wasakhda ka dhalata. 4. Caws jilicsan oo xooluhu daaqaan raradana laga sameeyo. 5. Midab, guduud madow yari ku jiro ah oo lo'du yeelato.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg