maararroobid
(m.f.dh)

eeg maarrow².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maararroobid

bardooddan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Ciyaar farakacayaar legdin iyo is ceyrsi leh ku maararroobid. ld bardootan².

fiidso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Waqti fiid ah maararroobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg