maardhood
(m.l)

Ged-gaddoonka uu sameyo qof aad u xanuunsanaya.

maardhood
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Qof xanuun weyni hayo gedgaddoon samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maardhood ↴

maardhoodid [m.f.dh]
eeg maardhood².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg