maardhoodid
(m.f.dh)

eeg maardhood².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maardhoodid ↴

maardhood [m.l]
Ged-gaddoonka uu sameyo qof aad u xanuunsanaya.

maardhood [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Qof xanuun weyni hayo gedgaddoon samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg