maareeye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Qof madax ka ah mashruuc weyn ama wakaalad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maareeye

maareysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Mushkilad wax la maareeyey ahaansho. 2. Wax daxalaysatay ahaansho (bir).

maaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
1. Si farsama leh arrin u xallin. 2. Maar ka dhigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg