maareysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

1. Mushkilad wax la maareeyey ahaansho. 2. Wax daxalaysatay ahaansho (bir).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maareysan

maareysnaan [m.f.dh]
eeg maareysan. ld maareysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg