maareyso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

1. Bir daxalaysasho. 2. Biyo muddo fadhiyey wasakh yeelasho. 3. Arrin xal u raadsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maareyso

maareysasho [m.f.dh]
eeg maareyso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg