maarmid
(m.f.dh)

eeg maaran.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maarmid

kaaftoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
Ka k.: wax ka maarmid.

dhantaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Cid wax ka maarmiddoodu dhib ku tahay ka reebid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg