maaro
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Tab mushkilad lagu xalliyo. 2. Awood; karti; tamar. 3. Jid khatar ah.

maaro
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-rtay, -ratay)

ld maado.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maaro

maado [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-aatay, -aadatay)
Ka m.: halis iska ilaalid. ld maaro².

taag [m.dh]
1. Xoog; itaal. 2. Karti; maaro.

xal [m.l]
Maaro; mushkilo ama mas'alo maaro u helid.

xamaaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Ayadoo la dhabbacanyahay bog ku socosho.

daawo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Maaddo cudurrada, nabarrada, dhaawaca iwm lagula tacaalo. 2. Heshiis iskaashi oo cid ka dhexeeya. 3. Maaro; xal. ld dawo.

kurbo [m.dh]
Dareen, welwel, cabsi iyo tiiraanyo leh oo ka dhasha mushkilad cusub oo cid ku timaadda oo aan maaro loo hayn.

maaroobid [m.f.dh]
eeg maarow.

maarow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Wax daxalasatay noqosho (bir). 2. Biyo muddo fadhiyey wax wasakh yeeshay noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg