maasha
(Xiriiriye | Conjunction)

(nax.) Xiriiriye tilmaamaya waxa ku dhashay sabab. Tus. “Maasha xaashiyuhu duule ee dabayl baa jiidday”. ld maansha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maasha

damaashaad [m.l] (-dyo, m.dh)
Ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farax leh oo lagu muujiyo maalin taariikh weyn leh.

damaashaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Maalin taariikh weyn leh ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farax leh ku muujin.

damaashaadid [m.f.dh]
eeg damaashaad².

maansha [Xiriiriye | Conjunction]
ld maasha.

maashayn [m.l]
eeg maashee. ld maashays.

maashays [m.l]
ld maanshayn.

sacabsato [m.dh] (-ooyin, m.l)
Gabar yar oo dibadda ariga ku maasha.

maas [m.l]
1. Dhul nabaadguuray. 2. Dhul la abuuray oo aan weli wax ka soo bixin. 3. Deyn. 4. Saanta lo'da oo la magdiyey. 5. Midab guduud xigeen ah oo geelu yeesho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg