maashayn
(m.l)eeg maashee. ld maashays.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maashayn ↴
maasha [Xiriiriye | Conjunction]
(nax.) Xiriiriye tilmaamaya waxa ku dhashay sabab. Tus. “Maasha xaashiyuhu duule ee dabayl baa jiidday”. ld maansha.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg